Wikipedia:Lahaanshaha maqaalka
Ogsoonoow haddii ad qorto ama aad wax ka bedesho maqaal qof kale ayaa wax ka bedeli kara adigu ma awoodid inaad diido
Dadka qaar waxay dareemayaan in ay leeyhiin qoraalada (sida qaybaha ama tusmooyinka ama maqaalo ama sawro ama Portal) kuwaasoo ay ku kordhiyeen mashruuca. Qaarkood way ka difaacaan bedel kasta. waxaa caadi iska ah inuu qofku muhiimad siiyo qaarka mid ah maqaalada uuna geliyo liiska waardiyeha, waa laakiin haddii uu ka gudbo xad la ogyahay; wuxuu noqonayaa mid aan la ogolayn. Malaynta bog uun in uu leeyahay qof ee wikipedia qalad faafa.
Ma awoodid ka ilaalinta bedelid kuwa kale waxqoraalkaada haddiba aad soo geliso wikipedia, si kooban: