Graphics Lab

Mashruuca habaynta sawirada waxaa loogu talagalay habaynta sawirada xorta ah ee ku jirta Wikimedia Communs ee loo adeegsado magaalada Wikipedia Soomaaliga, si sawirka qoraalkiisa ama mapka looga dhigo Af Soomaali. Sidoo kale ina la sameeyo sawiro xor ah loona aeegsado maqaalada.


Qaybaha mashruuca

Hurumarinta wikipedia qaybtaan waxaa loo sameeyey si loo horumariyo wikipedia.
Hurumarinta maqaalada waxaad soo sheegi kartaa maqaalada u baahan dayactirka.
Goobta sawirada lagu fasiro halkaan laxaa lagu fasiraa qoraalka sawirada
Tusmooyinka Template fasiraad ubaahan.
Sawir lasoo diyaariyey sawiro ka hadalaya meelo caan ah ama magaalo.
Sawir qaadayaasha is abaabulay halkaan bay ku soo ban dhigi karaan kadibna communs.
Sawirda xulka ah sawir loo codeeyey ayaa lagu farsameeyaa.
Qaybata farsamaynta soo jeedinta waa goob lagu farsameeyo dhammaan sawirada.



Kuwa habaynaya (sawir farsamayeeyaasha)

wax ka badal

(Farsameeya yaasha sawirada oo kaliya) halhaan ha isku qoraan sidaan oo kale: *{{User|Magaca}} .