Wikipedia:Codsiga awooda botka

Af-Soomaali English
Boggaan wuxuu gaar u yahay codsiyada helitaanka awoodaha bot ee wikipedia; Taasoo uu mid ka mid ah samayn doono Bureaucrats dib u eegista codsiga go'aanna ka gaari doona, laakiin Soomaali Wikipedia malahan Bureaucrats waxaa go'aanka iska leh Wikimedia.

Tusaale:

  • Samayso akoon u gaar ah botka Halkaan magaca qayb ka mid ah waa in laha helaa weedha Bot.
  • Ku qeex botkaada boggiisa u gaarka ah ؛ adigoo adeegsanaya tusmadaan soo socota:
{{Bot|Magaca_Haga_Botka|site=so}}
  • Iskana hubi in aad u aqrisay xeerka botka si wanaagsan, iyo botkaada in uu waafaqsanyahay xeerkaas.
  • Ku dar codsigaada adeegsiga linkiga hoose.
  • Si loo hubiyo kartida botka, sameey howlo bedel tijaabo ah kabilaabata 20 ila 50 bedel. Waa laga joojin doonaa bot kasta ee aan helin awoodda botnimo sameeyan howlo bedel ee intaas ka badan.

Requests for the bot flag should be made on this page. Somali Wikipedia uses the standard bot policy, and allows global bots and automatic approval for interwiki bots. Other bots should apply below.

instructions:

  • You will need to create an account for your bot from here with the word bot in the username. Something like YourusernameBot. Go to Special:Preferences to choose your language, then press 'save'.
  • Identify your bot on its user page using the following template:
{{Bot|site=your_home_wiki_two-letter_code|bot_operator}}
  • Ensure that you have read the bot policy and that your bot is compliant with it.
  • Submit your request.
  • Perform 20-50 test edits. A non-flagged bot that makes too many edits can be blocked.
dhig codsigaada
Submit your request
Kayd
  • Isticmaalaha wuxuu xaq u leeyahay in ay muujiyan taageeradooda ama ka soo horjeedkooda codsi kasta iyakoo adeegsanaya labadaan tusmo {{Taageersan}} ama {{Ka Hor Jeeda}} iyo qorista faallo degdeg ah si ay uga gacansiiyaan maamulka wixii ay ku xukumeen.

Template:Maamulka Wikipedia


Codsiyada Hadda



Wadahadal wax ka badal