Weheshi ama saaxib waa qof aad wanaag ahaan la wadaagtid.

Ilaah waa inuu saaxiib nala yahay. Tabiddeenna xagga ruuxa waxaan qancin karnaa markaan Ilaahay saaxiib la noqonno.

Nebi Ibraahim wuxuu ahaa saaxiibkii Yehowah.