Weeraar waa tuulo ka mid ah gobolka Awdal 60km waxa ay u jirtaa magalada Borama Waxa Deegaan ahaan Degan Reerka Jibriil yoonis Gaar ahaan Ree ahamed Weeraar waxa aya ku taala meel joogeedu Aad u sareeyo oo buuralay ah . Weeraar waa tuulo leh hal iskool maqaayado cunto oo yar yar iyo dugsi Qur'aan . Weeraar waxa 10km u jira buuraha caanka ah ee DHOOBO iyo hungary ama buurtii gaajaysnayd magaca hungry waxa u bixiyay rag Germayn u dhashay oo buurta dariiq ka samaynayay buurta dusheeda intii ay ku gudo jireen dhismahA dariiqa dariiqaas oo hada isku xira Jabuuti iyo borama oo ay hada isticmalaan babuurta waaywayn iyo kuwa yaryar ee rakaabka qaada iyo kuwa dalxiiska Weeraar waa meel Aad u qabow habeenkii halaka uu malinti kulaylkedu yahay mid la xamili karo . Weeraar waxa ku nool xayawaano kala duwan sida shabeel, waraabe, sagaaro, bakayle, biciid, diin .