Deegaanka kalabayr waa deegaan dhaca gobolka bari waana halka looga leexdo bariga fog ee Somaliya.

Kalabayr waxaa la aasaasay sanadii 1978 waxana ay kakoobantahay afar xaafasood oo kala ah.