Warcibraan waa maagaalo taariikhiya waxay kutaala Gobalka Togdheer ee Jamhuuriyada Somaliland, waxaa daga dad xoola dhaqato ah waxa ku yaala banka weyn ee xoolahu daqaan ee Buulalay waana meel inta badan ah barwaaqo waxayna ka mid tahay dhulka loo yaqaan Hawd ee caanka ku ah carada Cas. Waxay ku taala marka laga leexdo Buundada Qoryaale ee laamiga isku xidha Magaalooyinka Burco iyo Laascanood. Warcibraan waxaay ka tirsan tahay Dagmooyinka Gobolka Togdheer hoos taga.waxaa dega Reer xagaa, Reer xarbi ,ciise cibraan ,reer Cigale reer cabdale iyo reer badeed.