Waqooyiga Soomaaliya (af-ingiriis: "northern Somalia" ama "north Somalia") waa goobaha u dhexeysa Awdal ilaa Sanaag iyo Sool. Waqtiga gumeysiga, waqooyiga Soomaaliya waxaa la kala oran jirey British Somali Coast non-protectorate, dhanka Awdal, iyo British Somali Coast protectorate, dhanka maroodi Jeex ilaa Sarar, iyo Darawiish, dhanka deegaanada Khatumo iyo Maakhir. Waqtiga qarniga 19ka, dhanka maatida, Waqooyiga Soomaaliya dhulkeed wuxuu ku magac dheeraa dhulka waqooyiga Soomaaliyeed.

Beelaha Waqooyiga Soomaaliya aan ictiraaf rabin
.