Wadaamogoo waa degmo ka mida degmooyinka ku yaal Gobolada Somaliland. Waxay degmadu hoostagtaa gobolka Saraar. Deegaanka waxa deggen beesha Solomadow

Wadaamogoo
Town
Script error: The function "Somaliland" does not exist.
Dalka Somaliland
GobolSaraar
Joogga
829 m (2,719.82 ft)
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Muuqaal caan ah

wax ka badal
Waa geed Barde weyn oo ku dhexyaal laamiga degmada mara

Wadaamogoo waxay u dhaxaysaa magaalooyinka Burco iyo Laascaano.

Waxaa lagu sheegay magaceeda maahmaah caan noqotay wakhtigii dagaalka SNM iyo keligii taliye Siad Barre.

Maahmaahdaas oo ah: “Ninkii wadada Sheekh wanaag ku maroow, Wadaamogoo ayuu wadkaa yaal”.