Waayaha Cusub (Af Ingiriis : The New Era) waa koox fannaaniin iyo heesaa ah oo iskood isku abaabuley horraantii sannadkii 2004ta. Kooxdan waxaa saldhig u ahaan jirtey xaafadda Islii ee magaalada Nayroobi ee waddanka Kenya.

Waayaha Cusub
Ku dhashayNayroobi, Kenya
QoomiyadaSoomaali
Dhalasho Soomaaliya
ShaqadaFannaan, Heesa, madadaalo, raab, muusigyahan
Sanadaha Shaqada2004tii ilaa hada
Shaqooyinka ugu muhiimsanFanka Soomaalida, Heeso Raap, shoowyo, dhaqdhaqaaq siyaasad
DiintaSuufi Islaam
Notes
Waayaha Cusub waa koox fannaaniin ayagu isabaabuley kuwaasi oo ka mid ah fannaaniinta Soomaalida ee saldhig u ahaan jirtey Nayroobi.

Sidoo Kale Fiiri wax ka badal

Caddaymo wax ka badal

Xidhiidhyo Banaanka Ah wax ka badal

Tixraac wax ka badal