Waaxda Sharciga Ganacsiga Caalamiga Qaramada Midoobay

Boga "UNCITRAL" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Waaxda Sharciga Ganacsiga Caalamiga Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Commission on International Trade Law, loo soo gaabiyo: (UNCITRAL)) waa urur ay aasaastay Golaha Sare ee Qaramada Midoobay 17 Diisamber 1966 si u horumariso xidhiidhka iyo midnimada sharciga ganacsiga caalami.

Ururka UNCITRAL waxay shaqadeeda ku soo bandhigtaa shir sanadle ah oo ay ku qabato caasimada New York cariga Maraykanka.


Qoraalo La Xidhiidha wax ka badal

Ku saabsan Qaramada Midoobay wax ka badal

Linkiyo Kale wax ka badal


Tixraac wax ka badal

 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: