Waalid

(Waxaa laga soo toosiyay Waalid Labaad)

Waalid (Af Carabi : arAf-Taliyaani : genitore Af Ingiriis : parent) waa hooyo iyo aabo. Waalidku waa masuulka ubadka, ilmaha, ciyaalka iyo caruurta.

Xubanaha Qoyska
SeeyOori
HooyoAabo

IlmoWalaal
AbooweAbaayo

Balaadhinta Qoyska

Ilmo adeerIlmo abti
AdeerAbti
EedoHabaryar
AwooweMocooyo
AbkowAyeeyo

Waalidka Kowaad

HooyoAabo

Waalidka Labaad

AdeerAbti
EedoHabaryar

Waalidka Sadexaad

AwooweMocooyo
AyeeyoAbkoow

Waalidka Afaraad

SodogSodoh

Walaalaha Kowaad

AbooweAbaayo

Walaalaha Labaad

Ilmo adeerIlmo abti
Habarwadaag

Walaalaha Sadexaad

SeediDumaashi


Waalidku waa inay carruurtooda sharciyada Ilaahay ku koriyaan.

Xigasho wax ka badal