Waaberi (Af Ingiriis : sunrise; Af Carabi : ar‎) waa wakhtiga maalintii ee ka dambeeya hiirta iyo goorta ay ileyska cadceedu u soo baxdo oogada sare ee dunida. Guud ahaan, waaberigu waa wakhtiga qoraxdu soo baxdo.[1]

Qorax soo baxa
fiidiyoow waaberiga

Sidoo kale fiiri wax ka badal


Tixraac wax ka badal


  1. "U.S. Navy: Rise, Set, and Twilight Definitions". Waxaa laga kaydiyay the original 2015-08-14. Soo qaatay 2016-03-13.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)