Volkan Demirel (Turkish: [voɫkan demiɾeɫ]; Dhashay 27 October 1981) waa cayaaryahan booskiisu yahay Gool Hayye una dhashay wadanka Turkiga, wuxuuna hadda u ciyaaraa kooxda Fenerbahçe Istanbul.

Volkan Demirel
Macluumaad Xirfadeed
Saddex MagacVolkan Demirel
Dhashay (1981-10-27) 27 Oktoobar 1981 ( 42jir)
Ku dhashayIstanbul, Turkey
Joogga1.91 m (6 ft 3 in)
Booska cayaartaGool Hayye
Macluumaadka Naadiga
Kooxda HaddaFenerbahçe
Nambarka1
Ciyaartooyda yar-yar
1999–2000Kartalspor
Cayaartooyda Waawynka*
SanadahaTeamApps(Goolal)
2000–2002Kartalspor51(0)
2002–Fenerbahçe464(0)
Xulka Qaranka
2001Turkiga 20-Jirka ah5(0)
2001–2003Turkiga 21-Jirka ah17(0)
2004–2014Turkiga63(0)
* Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 20:42, 2 May 2016 (UTC).

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 2 February 2012