Volkan Şen (Bursa, 7 Luuliyo 1987) waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga, wuxuuna hadda u ciyaaraa kooxda Fenerbahce SK ee ka dhisan magaalada Istanbul iyo xulka qaranka dalka Turkiga.

Volkan Şen

Volkan Şen oo u Safan Xulka Qaranka 2016kii
Macluumaad Xirfadeed
Saddex MagacVolkan Şen
Dhashay (1987-07-07) 7 Luuliyo 1987 ( 36jir)
Ku dhashayBursa, Turkiga
Joogga1.73 m (5 ft 8 in)
Booska cayaartaKhad Dhexe/Garab
Macluumaadka Naadiga
Kooxda HaddaFenerbahce SK
Nambarka20
Ciyaartooyda yar-yar
2000–2002Bursa Merinosspor
2002–2004TSE Arabayatağıspor
2004–2005Bursaspor
Cayaartooyda Waawynka*
SanadahaTeamApps(Goolal)
2005–2011Bursaspor99(11)
2005–2007→ Bursa Merinosspor (loan)16(2)
2011–2014Trabzonspor47(6)
2014–2015Bursaspor30(12)
2015–Fenerbahce SK25(5)
Xulka Qaranka
2007–2008Turkiga 21-Jirka ah4(0)
2010–Turkiga12(0)
* Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 17 April 2016.

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 19 December 2015
Volkan Şen oo u dheelaayo Bursaspor