Vincent Aboubakar
Vincent Paté Aboubakar (dhashay 22 January 1992) waa laacib ciyaara kubadda cagta oo u dhashay dalka Kameroon wuxuuna hadda u ciyaara kooxda kubadda-cagta ee Beşiktaş ee ka dhisan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Aboubakar waxaa lagu xusuusta goolkii u Masar ka dhaliyey daqiiqaddii 89aad ee finalkii Koobkii Umadaha Africa 2017kii, Goolkaas oo ay Kameroon ku qaaday Koobkii Umadaha Africa 2017.
Aboubakar with Porto in 2014 | |||
Macluumaad Xirfadeed | |||
---|---|---|---|
Saddex Magac | Vincent Paté Aboubakar | ||
Dhashay | 22 Janaayo 1992 | ||
Ku dhashay | Garoua, Cameroon | ||
Joogga | 1.84 m (6 ft 0 in)[1] | ||
Booska cayaarta | Striker | ||
Macluumaadka Naadiga | |||
Kooxda Hadda | Beşiktaş (on loan from Porto) | ||
Nambarka | 9 | ||
Ciyaartooyda yar-yar | |||
2006–2008 | Coton Sport | ||
Cayaartooyda Waawynka* | |||
Sanadaha | Team | Apps† | (Goolal)† |
2009–2010 | Coton Sport | 15 | (7) |
2010–2013 | Valenciennes | 72 | (16) |
2013–2014 | Lorient | 37 | (17) |
2014– | Porto | 42 | (17) |
2016– | → Beşiktaş (loan) | 14 | (3) |
Xulka Qaranka‡ | |||
2009 | Cameroon U20 | ||
2010– | Cameroon | 52 | (14) |
* Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 18:55, 24 January 2017 (UTC). † Appearances (Goals). |