Victoria Song
Heesaa Shiinees ah, atariisho iyo moodel
Song Qian (宋茜; dhashay Febraayo 2, 1987), Loo yaqaan Victoria ama Victoria Song, waa heesaa Shiinees ah, atariisho iyo moodel caan ku ah shaqadeeda xubin ka ah kooxda gabdhaha Koonfurta Kuuriya f(x).[1]
Victoria Song | |
---|---|
Magaca Saxda | 宋茜 |
Ku dhashay | Song Qian (宋茜) Febraayo 2, 1987 Qingdao, Shandong, Shiinaha |
Xirfad muusik | |
Nooca fanka | |
Qalabka | Cod |
Sanadaha Shaqada | 2008–hada |
Calaamadaha |
|
Falalka la xiriira |
Tix wax ka badal
- ↑ K-Pop Now!: The Korean Music Revolution.