Carl Gustaf Verner von Heidenstam, waxay dhalatay 1859 waxayna dhimatay 1940.[1] Verner waa mid ka mida dadka qoraaga ah ee ugu caansan dalka Iswiidhan.

Verner von Heidenstam
DhashayCarl Gustaf Verner von Heidenstam
Luuliyo 6, 1859
Olshammar, Iswiidhan
DhintayMaajo 20, 1940
Övralid, Iswiidhan
ShaqoQoraa
LuuqadSwedish
WadankaSweden

Wuxuu xubin ka ahaa qoyska Heidenstam.[1]

Tixraac wax ka badal

  1. 1.0 1.1 https://www.adelsvapen.com/genealogi/Von_Heidenstam_nr_2025#21