Yeey

(Waxaa laga soo toosiyay Uubato)

Yeey (Af Carabi : ar‎; Af Ingiriis : wolf) (magaca Saynis: Canis lupus) waa xayawaan duurjoog ah oo xoolaha iyo dadka cuna. Yeeygu waa bahal ku nool keymaha meelo badan oo dunida ah ooy ka mid tahay Yurub, Aasiya iyo Woqooyiga Ameerika.

Caawinaada otomatik taxobox
Waad ku mahadsantahay samaynta si atomatik ah taxobox. Ma naqaan abla-ablaynta ku saabsan "Yey
Canis lupus".
  • "Yey
    Canis lupus" ma magac abla-abalyn baa? Haddii aad bedeleyso bogga "Xayawaan", uma baahnid inaad cadeeyso |taxon=Xayawaan. Haddii aad bedeshay kan, riix "itus horfiirin" si loo casriyeeyo farrintaada.
  • Guji
    Canis lupus&preload=Template:Taxonomy/preload halkaan
    bal in ay soo gashay faahfahinta abla-ablaynta"Yey
    Canis lupus".
Macluumaadka ku xiran
  • |maamulka= kan tilmaamaya noolaha
  • |maamulka waalidka= kan sameeyey abl-ablayntaan soo socota
  • |muuqaalka waalidka=4 qaab ban dhigga (t.e.) 4 abla-ablayn waalid
  • |muuqaalka ubadka= soo badhista kayba kasta ee ku jira kaydka Wikipediaha (t.e. jiilka qoyska gudahooda)
Caawimaad buuxda
Gray wolf
Yeyga ku dhaqan Yurub (Canis lupus lupus).
Xaalad xanaaneed
Kala soocida cilmiga ah
Magaca laba-geesoodka ah
Canis lupus
Linnaeus, 1758[1]
Noocyada

Noocyo badan oo isku dhafan, guud ahaan loo yaqaano Canis lupus

Noocyo hore (casaan) iyo kuwo maanta (cagaar)

Bahalkaan waxoo ku noolyahay meelaha ee ka baxaan geedaha waaweyn iyo duurka.

Muuqaalo wax ka badal

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Xigasho wax ka badal


  1. Linnæus, Carl. (10 ed.). Laurentius Salvius. pp. 39–40 http://www.biodiversitylibrary.org/item/80764#page/49/mode/1up. Soo qaatay November 23, 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)