Kaydka wararkii hore kayd maleh (samee)


Kusoo dhowaada Bogga Abshir dheere, waxaan doonayaa in la hormariyo wikipedia qaybta Af-Soomaaliga sababtoo ah luqadaha kale aa ku jira wikipedia waa hor marsanyihiin, waan ka xumahay Soomaalida waxay qoraan uun qabiillada iyo wixii lamid ah, macnaheedu maaha qabiil waxba lagama qori karo ee waa in lagu ekaadaa hab dhaqameed uun oo kaliya.
Maqaallada aan bilaabay: Siyaasadda, Siyaasadda Soomaaliya, Xisaabta, iyo maqaallo farabadan oo ubaahnaa tifaftir, Waxay u baahanyihiin horumarin fadalan gacan ka gayso


Return to the user page of "Abshirdheere/Wadahadalka".