User talk:Abshirdheere/Archive 1

Latest comment: 10 sannadood kahor by Ismail4all in topic Mahadsanid sxb
Kaydka wadahadalka Bogga Kaydka wadahadalada Waxaa ku jira wadahadallo hore. Fadlan Waxbaا haka bedelin waxa ku jira boggaan. haddii aad dooneeyso inaad furto wadahadallo cusub, waxaad u milicsan kartaa Bogga wadahadalka ee aad hadda joogto.

Waan kaa qaaday Abshirdheere salaanta, walaal ma garanayo habka qoraalka loogu habeeyo "Wikipedia-ha", inkastoo qaamuuska uu iigu diyaarsan yahay "word" ahaan, haddana haddii aad waqti heyso, habeyntiisana aysan waqti kugu qaadaneyn wikipedia-ha xaggiisa, waan kuu soo diri karaa qoraalka qaamuuska oo "word" ku diyaarsan, haddii aad ii soo gudbisid e-mail-ka aan kuugu soo diri lahaa qoraalka qaamuuska. Mahadsanid. Saxiixa Ina warfaa (talk) 16:50, 15 Febraayo 2013 (UTC)

Mahadsanid wax ka badal

Aad baad ugu mahadsan tahay Abshirdheere hagidda iyo taladaba.

Ina warfaa (talk) 18:34, 15 Febraayo 2013 (UTC)

Mahadsanid wax ka badal

Waad ku mahadsan tahay mar kale Abshirdheere talada iyo hagiddaba, waana isku dayayaa intii tabarteyda ah. --ina warfaa (talk) 08:07, 10 Maarso 2013 (UTC)

Inta warfaa waad ku mahadsantahay Qaamuuska aad wikipedia ku soo kordhisay, waxaan jeclaan lahaa inaad xagga iyo Af-Somaliga wax ka qorta adigoo soo booqanaya halkaan Af-maal hadii ay jiraan wax ku saabsan qaab ahaanta erayada sida anigoo adeegsaday Af-maal, hadii ay ku habooneed Luqad ama wax kale kasoo fikir bixi mahadsanid.Abshirdheere 14:11, 27 Maarso 2013 (UTC)


تبصرة تحرير wax ka badal

مرحبا، لان نظام القوالب لتبصرات التحرير لا توجد عندكم. علي اية حال، اذا امكنك ان تضع الرسالة هناِ ستظھر كتبصرة التحرير في صفحة نقاشك. موفق! محمد شعیب (talk) 17:46, 29 Maarso 2013 (UTC)

You should put the message in this page. Muhammad Shuaib (talk) 20:56, 29 Maarso 2013 (UTC)
Ohh sorry brother, you should put the text in this page. Muhammad Shuaib (talk) 21:21, 29 Maarso 2013 (UTC)
You have added the text in talk page, not the message page. Muhammad Shuaib (talk) 21:22, 29 Maarso 2013 (UTC)

Editnotice wax ka badal

Hi Abshirdheere

I am user:Elph from ar.wiki. please create MediaWiki:Editnotice-3 and write in it {{editnotice load}} like this page then let me know if your editnotice enabled. thanks--عباس 17:59, 29 Maarso 2013 (UTC)

  Waad salaamantihiin dhamaan waxaan tijaabinayaa farriinta gaareeysa dhamaan qofkii haysta ama gashaday boggiisa Farriinta Bulshada.--Abshirdheere (talk) 15:29, 5 Abriil 2013 (UTC)Reply


  Tijaabo kale fariintii hore waa lagu guul dareeystay mid kale ayaan tijaabinayaa.--Abshirdheere (talk) 15:33, 5 Abriil 2013 (UTC)Reply


codsi wax ka badal

waa ku salaamay Abshirdheere, saaxiib marka hore waa ku mahadsantahay shaqada aa ka qabatay wikipediyahan, waxaa runtii u egtahay qof aad u yaqaan xogta. waxaa rabi lahaa in aa wax ka badasho bogga hore si oo la mid noqdo qaybaha kale ee wikipedia, waa ku wareeray, difaaca neh waa ka qaaday. Bogga hore ma lahan meel ee ku qorantahay idaacada, ama sawika maanta iyo waxii la mid ah. mahadsanid Maax (talk) 10:43, 10 Abriil 2013 (UTC)Reply

Maax Waa ku salaamay waan aqbalay codsigaada waadna ku mahdasantahay farrinta aad ii reebtay, waa wax aan doonayey in wax laga bedelo Bogga Hore qaabka uu yahay hadda si ah qaabka kuwa kale ama luqadaha kale. Waxyaabahaan inaad weydiiso ayaan doonayaa Farsamo yaqaanada Wikiga 1- Nidaamka aragga bedelka ama editnotice. 2- Template ka la adeegsado wax timaamaya enta bog ee adeesata. iyo Waxyaaba fabadan oo aan isleeyahay Maamulka ayuu wax utarayaa. --Abshirdheere 11:25, 10 Abriil 2013 (UTC)Reply

waayahay, laakiin saaxiib waxaa rabi lahaa in aa fariinta iigu reebto meeshayda, ma u baahnid in aa igu wargaliso in aa fariin iigu reebtay boggaada qoruxdabadan, maadama aan eheen qof aan la aqoonsan! Maax (talk) 11:51, 10 Abriil 2013 (UTC)Reply

jawaab ku socoto bogga hore wax ka badal

oki, waxaa ku celinaa sida oo markiisa hore ahaa, hadda waa ku ciyaartay, sawirada soomaalida aa meesha ka muuqdo, iyo waxyaabo kale oo wali arkin Maax (talk) 19:26, 10 Abriil 2013 (UTC)Reply

wixii tijaabo ah, fadlan ku sameey bacaadka, bogga hore waa in oo la mid noqdaa qaybaha kale ee wiki, waa in oo aad ugu ekaadaa, luqada lee oo ka duwanaadaa. Hadii aa aqoon u laheen fadlan iisheek si aa u difaaco Maax (talk) 20:32, 10 Abriil 2013 (UTC)Reply

jawaab wax ka badal

sxb, sababta loo tirtiray waxaa waaye xuquuqda sawirka. kuma jiro luqadaha kale, mana ku qorno in aad adiga leedahay!. sawir kasto oo la soo galiyo waxaa aruuriyo wikimedia. Maax (talk) 20:22, 11 Abriil 2013 (UTC)Reply

sxb tusmooyinka badan aa sameeyneesid, luqadaha kale ma ku jiraan? walal wixii tijaabo ah ku sameey Bacaadka intii aadan soo bandhigin, meeshaan ma ahan meel lagu ciyaar ciyaaro!! wax kasto oo soo bandhigtid meeshaan kaliya ma ku koobnaanayaan, waxaa u maleenaa in aa ogtahay Maax (talk) 21:50, 12 Abriil 2013 (UTC)Reply


Request for Help, please wax ka badal

Salam Mr Abshirdheere,

Nice to meet you.

Could you kindly help me translate this article into the unique and splendid Somali language? Please.

Your help would be very Gratefully Appreciated, Thankyou very much. --Jose77 (talk) 22:29, 13 Abriil 2013 (UTC)Reply

Sorry wax ka badal

Hi Jose77, I do not know precisely, because these words are religious, try to search for a contact who understands well, this man is responsible for religious affairs Maax. Thanks, --Abshirdheere --23:05, 13 Abriil 2013 (UTC)Reply

How about this wax ka badal

Salam Mr Abshirdheere,
I see that you are more fluent in Arabic than English.

Could you help me translate this article into the unique and splendid Somali language? please.

Just try your best effort and do as much as you can. --Jose77 (talk) 00:19, 14 Abriil 2013 (UTC)Reply

أنا آسف! wax ka badal

مرحبا! Jose77, قلت لك وأكرر مرة أخرى أنا لا أعرف بالضبط بهذه الكلمات بصفة خاصة كلمات الدين المسيحي لأنها تحتاج لترجمة شخص راهب الذي يفهم جيدا أنا لست اللغوي عندنا التفسير لا يعرف الا الشيوخ الدين, علي كل حال اتصل بهذا الرجل هو يفهم مني كثيرا بنسبة اللغة Maax. وشكرا. --Abshirdheere --11:34, 14 Abriil 2013 (UTC)Reply

Adminship wax ka badal

Salaam Abshirdheere, since there are no active admins in here, and your are the most active user at the present time, I think you should request adminship. If you decide to do so, make an announcement at Wikipedia:Requests for adminship, and after gaining approval for community members, go to meta:Steward requests/Permissions. --Zack (talk) 13:45, 14 Abriil 2013 (UTC)Reply

ممنوع حذف المناقشة wax ka badal

Jose77

يجب أن لا يتم حذف المناقشة إذا لم يكن كذلك، كان لديك لإرسال رسالة إلكترونية وتكون خاصة بالنسبة لي ولك

--Abshirdheere 17:43, 15 Abriil 2013 (UTC)Reply

إذا كنت ترغب في أن تظل رسالة على صفحة المناقشة الخاصة بك، ثم وهذا هو بخير معي. أخرى تفضل لإزالة أي الرسائل القديمة من الصفحة مناقشتهم. --Jose77 (talk) 06:53, 17 Abriil 2013 (UTC)Reply

jawaab maamulnimada wax ka badal

Sxb, waa kugu taageersanahay in aa awooda maamulnimada heshid! laakiin arinta ku saabsan bogga hore oo difaaca kaaga qaaday, waxaa isdhahaayay waxaa ka dhigi kartaa sida luqadaha kale ee wikipedia, gaar ahaan wikipediayaha ingiriiska!. Laakiin uma eko, waxa aad sameysay neh kulli waxee ka hadlaayaan somaliya, lama arbo, waa in oo bogga hore ka koobnaadaa 4 wax oo kala ah (maqaalka maanta > wararka> ma ogtahay iyo maanta oo kale. mala rabo waxa tirada badan aa ku kordhisay. waa in oo qoraalka ahaadaa wax aduunka oo dhan ka hadlaayo!! mahadsanid Maax (talk) 10:44, 16 Abriil 2013 (UTC)Reply

ogaysiis wax ka badal

waa ku salaamay Abshirdheere, sxb waxaa u maleenaa in aa fahansantahay sharciga wikipediaha. sawirada waxaa ka soo qaadan kartaa wikimedia si link ahaan ah! tusmooyinka tirada badan neh ma aruursano oo mala ogaan karo meesha ee ku jiraan. sxb bogga hore waxaa wax ka badali karo maamulada kaliya, aniga adiga ayaa kuu fasaxay si aa wax uuga qabato. waana in ee maamulada ka hadlaan maqaalka ugu fiican in lagu soo bandhigo bogga hore iyo wax yaabaha la mid ah, waxaa ku ogaysiinaa in aa bogga hore saxay, hadii ee wax ka qaldanyihiin ama aad su'aalo wadato waa i weediin kartaa. sxb maqaalada waxa ku qoran waxee leeyihiin xigasho oo ma ahan wax la iska qoro, waa in ee ahaadaan wax sax ah oo jiro mahadsanid Maax (talk) 16:09, 19 Abriil 2013 (UTC)Reply

fiiri waa ku ogahay in aa meeshaan ku cusbeen, aniga talo aa ku siinaayay kaliya. weena fiicantahay in aa maamule meeshaan ka noqotid, sababtoo ah meeshaan malahan maamule sare oo joogta ah, waxa aad heleesid neh waa 3bil ama 6bil oo kumeel gaar ah, kadib neh woo kaa dhacaa. Fursado badan ayoo ku siinaa. teeda kale, kaarka ID'ga oo aad meesha soo gelisay, iska jir hadii oo lambaro shaqsi ah kuugu qoranyahay, meeshaan wax lagama tirtiro karo Maax (talk) 20:39, 19 Abriil 2013 (UTC)Reply

Withdrawal of candidacy Requests for adminship wax ka badal

I Decided to withdraw of candidacy For the following reasons:

  • I need more experience
  • I do not understand English well, I think is important role
  • And other reasons.

--Abshirdheere 18:29, 19 Abriil 2013 (UTC)Reply

salaan iyo hambalyo wax ka badal

Asc sxb Abshir, waxaan dhowrkii bilood ee u dambeeyay isha ku hayay so.wikipedia.org ee ah luuqadeena hooyo oo runtii sida ii muuqata aad shaqo badan ka qabatay.

Hambalyo! Halyeey Soomaaliyeed.

Aniga shakhsi ahaanteey waan isticmaalaa encyclopedia han, waliba in badan ayaan isticmaalaa oo wax kasta halka tan ayan ka baadhaa.

Marka waqti hada sanad laga joogo ayaa waxaan sameeyay page aan si cilmiyaysan u qornayn oon biography ahaan ugu talo galay. Saacado ka dib Admin ayaa delete yidhi, ana kama hadhin ee hadana mid kale oo la mid ah ayaan sameeyay, hadana delete.. Aduu mar sadexaad markaan ku celiyay block ayaa la I saaray. Anigana waan ka niyad jabay inan Wikipedia.org wax ku qoro.

Marka hada ayaan soo noqdey.

Walow uu qoraalkeygu fiican yahay waxanan aqoon badan u lahay sida links ka iyo template ka iyo tags ka iyo amuurahaasi u shaqeeyaan.

Diyaar ayaan u ahay inaan wax kaala qabto qoraalada faraha badan eed faraha kula jirto.

Mahadsanid,

Jawaab ku: ‎Ismail4all wax ka badal

Wcs wr wb, walaal waad ku mahadsantahay farriinta aad ii reebtay, hadii aan gudagalo jawaabta waxaan isleeyahay encyclopedhiyahaan So.wiki looma arko wax muhiim ah sida ay qabaan maamulka sare ee Wikiga, maxaa yeelay Soomaalidu maaha dad ilbaxnimo hore leh oo wax laga faaiideeysan karo, sidaas darteed waa maamuus la maamuusay luqadda Soomaaliga markii la sameeyey So.wiki.

Teeda kale soomaalidu maaha dad ku xeel dheer wax xorista wikipeda, kii wax qoraa wuxuu qoraa wax qabiil lagu riixayo mid kale, kii wax fiican qoraana wuxuu ku soo qoraa website barri ka maalin xirmaya ama ninka iskaleh laga xiro Hostiga ama uu iska bixin waayey Serverka lacagtiisa sidaasna ay ku lumaan qoraalladii uu qoray.

Aniga waxaan islahaa Soomaali badan ayaa wax ku qori karta, waxaan kaloo aaminsanahay aqoon-yahanno farabadan ayaa jooga dibadaha oo fursad uheli kara maalin kasta in ay qoraan 1 maqaal oo ay ka faaiideeystaan dadka soomaalida laakiin wacyigooda uma soo jeedo dhankaas oo muhimad uma arkaan!.

Hadii aan u imaado midda ah maqaallada ee ku saabsan siirada biography ama taariikh nololeedka in uu ahaado mid ku jira qaybaha kale ee wikiga, laakiin lama doonayo in aad adiga iska qorto taariikh nololeedkaada ama aad qorto nin aan caan ahayn, calaa kulli xaal waxaan ku siinayaa talooyinkaan soo socda:

1- Si laguu garto macluumaad kugu saabsan ku qor Boggaada qaaska ah Guji halkaan.

2- Waxaad isku daydaa inaad qorto marka hore bogga ku jira ee qabyada qabyeda ah.

3- Markaas qof wax u qorto saxiixa ha iloowin.

4- Ninka Maax la yiraah waa nin wanaagsan usheeg rabitaankaada ku aadan wax qorista.

5- Qoraalladaada xigasho usameey xigasho.

6- Hadii ay jiraan wax yaabo kale oo ku saabsan qaybta soomaaliga soo booqo Goobta Wikipedia.

Mahadsanid. --Abshirdheere 12:27, 20 Abriil 2013 (UTC)Reply

Wargalin wax ka badal

Asc dhamaantiin. Sidii aan horeyba u balan qaaday, waxaan maalmihii ugu dambeeysay ku mashquulsanaa inaan wax ka bedelo ama sameeyo bogag cusub. Anigoo inta badan ka soo turjumaaya insaykalobeedhiyahan qeeybta Englishka ayaa waxaan sameeyay bogag badan, kuwaas oo dhamaantood qabyo ah. markaa waxaan jeclaan lahaa inaad iga daba fiirisaan oo ku dartaan waxyaabaha ka dhiman intaad awoodaan ama u habeeysaan si cilmiyeysan oo waafaqsan xeerka insaykalobeedhiyahan. waxaa ka mid ah bogagaasi Jaad, Baabuur‎, Bariis, Boorama‎, Telefonka gacanta‎, Angola‎, Gaadiid‎ iyo Meere. sidoo kale waxaa jira bogag si khalad ah u qoran ama macluumaad khalad ah lagu qorey, sida boga bariis oo qoraalkiisu ka hadlayay shaqsi Axmed la yidhaahdo meeshuu ku nolaa iyo sheekooyin shaqsi ahaaned. Marka qoraalada noocas ahi meel ka dhac ayay ku yihiin luuqadeena iyo websitekan ba. Calaamado nooce ah aya la saari qoraalada sida khaldan u qoran ama macluumaad khalad ah lagu qorey. Sidoo kale ii soo sheega waxa loo baahan yahayn inaan ka bedelo ama ku daro "Qaabka Qoraalkeeyga".

mahadsanid,


--Ismail Suge (talk) 23:16, 23 Abriil 2013 (UTC)Reply

Mahadsanid sxb wax ka badal

Abshir waan qaatey taladaa iyo tusaalahaas qaaliga ah eed ii soo dirtey. marka hore waxaan ku fikiraayay inaan bogag badan sameeyo oo dhamaantood qabyo ah, si wax walba ugu yaraan looga helo xoogaa qoraal ah. Laakiin waxaa ka muhiimsan in la helo xoogaa dhamaystiran intii la heli lahaa kun qabyo ah.

waana runtaa oo Af-Soomaaligu waa micno badan yahay oo ereyo badan oo dad badani fahmi karin ayaa jira, waan raacinen: hadii Alle idmo.

Mahadsanid

--Ismail Suge (talk) 00:23, 24 Abriil 2013 (UTC)Reply

asc abshir dheere walaal waan ku salaamey salaan kadib waxaan ahay ninkii qorayey suugaan silsilad samir badan waan arkay qoraal kaaga waana kaaga mahad celinayaa qoraalkaaga iyo fariintaada wanaagsan waxaan kaa codsanayaa ciwaankii hore oo ahaay silsilad samir badan waan ka maarmay laakiin kan hada suugaan silsilad samir badan waa silsilad cusub oo hada socoda abwaaniinta somaaliyeed oodhana ubanaan in eeyka qeeyb qaataan adoo mahadsan ciwaankaas ii daa oo fadlan calaamada guduudan iga qaad mahad sanid abshir dheere


Qoraalkaan ku jira qaybaha sare waa kaydka wadahadaladii hore waxaa loo galiyey in lasii eeg eego oo kaliya, waxaan rajaynayaa inaadan waxba ka bedelin.


Return to the user page of "Abshirdheere/Archive 1".