abwaan salman mohamed waa abwan somaliyeed kasoo jeedo reer hamar waxuu aad iyo aad ujece yahay aflaamta hindida gaar ahaan waxuu aad iyo aad utageraa 3 atoore oo kala ah akshay kumar aamir khan iyo weliba shahrukh khan waxuu aad u jacal yahay 3 filin filimaantaas oo kala ah dil kya kasoor iyo rang iyo dilka rishtaa waxuu kaloo aad u jacal yahay 3 album kuwasoo kala ah dil ka kya kasoor iyo rang iyo dewaane waxaa kalaa soo raaco dil ka rishtaa markii la dhaho albumka heesaha ugu jacal yahay waxaa kalaa sii dheer waxuu aad u tageeraa fanaanka weeyn kumar sanu waxaa kaloo tageraa udit narayan abwan salman mohamed waxuu sameeyay in kabadan 100 hees oo reer hamar ah heesahaasi waxaad kaheli kartaan you tubka salman mohamed heesta uu caan ku yahay waxaa ka mid ah meher kaa waan ku miir sadee midig teey soo lameey macaan waxaa dhagesteen ugu yaraan 4 malyuun waxii dheeraad ah kala xariir cinwaankiisa