Mataan cabdulle wuxuu ukala baxaa

  • Wehliye mataan(curadka)
  • duuliye mataan
  • diinle mataan
  • bariise mataan

Faraca duuliye mataan waa

√Barkaanle duulshe

√Maalinle duulshe

Faraca bariise mataan

√Galbe bariise √Warfaa bariise √Culus bariise

Faraca diinle mataan

¶Caraale diinle ¶Yabadhaal diinle

Dadka Mataan Cabdulle ugu Caansan

1Axmed Maxamed Maxamud (Axmed Washington)

2.(Darbane Muudey)

3.Xasan Geedi Abtoow:waa oday dhaqameed caan ah waqtigii gumestaha talyaaniga guulo badan ka soo hooyay

. Axmed Muude Xuseen waa guddoomiyihi iyo duqi magaalada Muqdishow lixdameeyadi dagana Muqdishow.

Cumar Xasan Maxamud (Cumar Istarliin) wuxuu ka mid ahaa Golihi Dhexe ee SYL, ka dibna noqday Duqi magaalada Muqdishu.

Maxamed Nur maxamed (Baarqab) halyeey dagalki togwajaale 1964 kuqaatay bilad geesinimo Markii dambena Maareeyaha guud ee warshada Somalitex ee Balcad.

Abuukar Gacal Muude Jenaraal ciidanka qalabka sida kana tirsanaa hogaanka ciidanka dalka. Injineer Cabdi Hilowle Xasan Jeneraal ciidanka cirka, dagana dalka Kanada, magaalada Toronto.

Cali Nuur Xuseen (Cali Ameeriko) waa taajir weyn oo magac iyo heybad ku lahaa magaalada Muqdishu.

Axmed Maxamuud Ibraahin ( Axmed Wadan) waxa uu kamid ahaa Taliskii boliska soomaaliyeed . Shiikha Muudey Gacal waa siyaasi iyo ganacsade caan ah wax badana ka soo qabtay wagii USC. Xuseen cali Axmed waa siyaasi caan ah ka soo shaqeeyay wasarada bada iyo dakadaha noqdayna duqii malada mugadiso.

Maxamed cali Ameerika waa safiirka somaaliya u fadhiya kenya waxbadan u qabtay somalida ku nool dalka kenya.

Cabdi bile Cali Macaaneey (bile) waa ganacsade caan ah dagana dalka ingiriiska magaalada birmingham.

Cabdulaahi Maxamuud hadaafoow waa cayaartooy caan ah una ciyaari jiray kooxda batroolka dagana mogadisho.

C/laahi xasan hadafoow waa ganacsade weyn oo caan ah dagana dalka south africa.

C/rashiid bashiir cali waa aqoonyahan ahaayna ciidankii cirka dowladii kacaanka dagana dalka kanada magaalada montiriyaal.

Raxmo Bashir Cali waa gacancsato la yaqaan qarabdana wax badan u qabatay dagana magalada birmingham ee dalka ingiriska.

XAAJIY0 Madiino maxamed samoow waa qof qaraabada dhexdeeda magac ku leh dagana magaalada mogadisho.

XAAJI MAXAMED BASHIIR ABKOOW waa ganacsade caan ah oo ku nool dalka saudiga.

Maxamed xasan hadaafoow waa ganacsade caan ah dagana dalka somaaliya magaalda mogadisho.

Tifoow cali macaaneey waa oday dhaqameed beesha dhexdeeda caan ka ahaa kuna noolaa magaalada birmingham ee dalka ingiriiska.

Awees maxamuud hiloowle waa aqoonyahan iyo siyaasi caan ah dagana dalka ingiriiska magaalada birmingham.

Nuur Maxamed Hadaafow waa xeeldheere aqoonta makaanikada baabuurta oo hadda dagan magaalada Geneva.

C/salaam bashiir cali waa aqoonyahan ka soo baxay kuliyada kiimiko hadana dagan dalka ingiriiska magaalada london.

Maryan Cali Macaneey waa qof qarabada dhexdeeda aad looga yaqaan daganeed wadanka marekanka (u.s.a) magaalda colombos.

Sacdiyo Bashiir Cali waa aqoonyahanad ka soo baxday kuliyada saxaafada qarbadana magac ku leh.

Muxudiin xasan cali gaaboow (muxidin darbo) waa cayaartoy caan ah una ciyaari jiray kooxda jeeyo LLPP.

Xaliimo Bashiir Cali waa ganacsato aad loo yaqaan daganed dalka sweden magaalada guthenburg.

Faadumo cali Macaneey waa aqoonyahanad caan ah aadna looga yaqaan dagan dalka sacuudiga magaalada Raabakh.

Abuukar cali jimcaale waa ganacsade caan ah dagana dalka ingiriiska magaalada london.

Axmed muuse xasan waa cayaartoy caan ah una ciyaari jiray kooxda batroolka basketka iyo qaranka somalia.

Abuukar maxamuud hadafoow waa aqoonyahan caan ah kana soo baxay kuliyadii lafoole dagana xamar.

Xasan gacal nuur waa ganacsade caan ah dagana dalka sacuudiga magaalada jiddah xaafada gorayaad.

Abuukar xasan hadafoow (abukar qatateey) waa ganacsade caan ah dagana dalka Norway.

Cabdi tifoow cali waa aqoonyahan caan ah dagana dalka ingiriiska magaalada birmingham.

Cade xasan xali gaboow waa siyaasi caah ah soona noqday duqii magaalada mogadisho dagana dalka USA, magalada Minneapolis.

Xuseen maxamed (xuseen black) waa aqoonyahan iyo ganacsade caan ah dagan dalka ingiriiska magaalada birmingham.

Brofessor muqtaar cali shuqaay waa aqoonyahan caan ah waxna ka dhigi jiray kuliyadii gaheer dagana dalka Holland magalada denhag.

Injineer Cabdikariin Nuur Maxamed waa aqoonyahan Geology, kuna taqasusay cilmiga pertolka, dagana magaalada London.

Macoow cumar maxamed waa oday dhaqameed caan ah bulshadana wax badan uqabtay dagana ingiriiska magaalada bristol.

C/risaaq nuune waa aqoonyahan ingineer ah wax ka dhigi jiray kuliyadii gaheer waqtigii kacaanka noqdayna duqii magaalada mogadisho.

Cumar xasan hadaafoow(cumar gaab)waa ganacsade caan ah dagana dalka ingiriiska magaalada bristol.

Awees cismaan jimcaale waa ganacsade caan ah dagana dalka inrisska magaalada Leicester.

OOkey caraboow waa ganacsade caan ah aadna looga yaqaan dagana dalka ingiriiska magaalda london.

C/wahaab bashiir cali waa cayaartoy caan ah una ciyaari jiray kooxda basketka badda dagana dalka ameerika magalada Minneapolis.

faarax cali dameer (faaraxeey) waa ganacsade caan ah aadna loo yaqaan dagana dalka USA. Magaalada Minneapolis.

Hiloowle shiine waa aqoonyahan siyaasi caan ah dagana dalka kanada magaalada Toronto.

C/risaaq jiite waa ganacsade caan ah bulshada dhexdeedana caan ku ah dagana dalka Kanada magaalada Toronto.

C/laahi xasan canbuure (dhuungale) waa ganacsade caan ah bulshada dhexdeeda caan ku ah dagana dalka Canada magalada Toronto.

C/xakiin Bashiir cali waa ganacsade caan ah aadna loo yaqaan dagana dalka Holland magaalada arnhem.

Xaawo cumar muloqoow (xaawo yareey) waa ganacsato caan ah bulshadana magac ku leh dagana wadanka Nederland magalada arnhem.

Cabdulqaadir Nuur Maxamed waa aqoonyahan cilmiga dhaqaalaha kuna taqasusay horumarinta dagana magaalada London.

Muuse xasan wadan waa cayaartooy caan ah bulshadana aad looga yaqaan dagana dalka England.

Axmed nuune.waa ganacsade caan ah bulshadana aad u taqaan dagana dalka ingiriiska magalada London.

Xasan xalaawe waa aqoonyahan caan ah bulshadana magac ku leh dagana dalka Holland.

Claahi karaama waa ganacsade caan ah bulshadana magac ku leh dagana ingiriiska magaalada birmingham.

C/qaadir hulufoow. waa ganacsade iyo taksile bulshada aad u taqaan dagana ingiriiska magaalada London.

Dr Xuseen Cali Nuur waa aqoonyahan cilmiga xoolaha kuna taqasusay qeybta daaweynta dagana magaalada London.

MALAAQ SHOWRI MALAAQ COLOOW WAA MALAAQII XAMAR IYO XAMAR DAYE.

MAXAMUUD YUUSUF TIIROW WAA SIYAASI IYO GANACSADE CAN AHAA( BAAR 900).


DR MAHAMED CALI NOOR DHAQTARKII MADAXWEYNE M SIYAAD AHAANE WASIIRADII SOO MARAY DALKA.

DR CUMAR XAAJI CILMI DANTEL MUONT SIINAY AGAASIMIHII CISBITAAL BANAADIR.

DR C/LLE XASAN GOWZ DANTEL OPP PANRAMA DR C/LAAHI YUUSUF SH (ELVIS) (MUQDISHO KA HOWL GALO).

DR C/CZIZ MAXAMED SHIRE ( LONDON KA HOWLGALO).

DR XASAN CADAAY MAXAMUD(NAIROBI KA HOWL GALO S/B HOSBITAL).

DR XUSEEN XABAD MAXAMED (MAXADII QALIIN KA EE KEYSANEEY).

DR C/LAAHI MAXAMUUD SAALAX(KILIYA KU TAQASUSAY).

DR C/QAADIR CUMAR XUSEEN ( TALYAANIGA KA HOWL GALO).

DR CALI MAHAMED GUULE (TALYAANIGA KA HOWL GALO).

DR MAXAMED CALI AXMED (MUQDISHO KA HOWLGALO).

DR MUUSE SILIKI.

DR CIISE KIRISH TIFOOW (PHARMACY GII CARAFAAT).

DR CABDULLAAHI CALI AMEERIKA.

DR MAHAD MAHAMUD CALI(MOMBASA).

DRS KHADIIJO CIISE KIRISH.


G/SARE Cabdiweli Muxumad Nuur (Gish)Taliye ka tirsan ciidanka Asluubta.

G/SARE CABDI MACALIN XASAN EYBAKAR.

G/ SARE XUSEEN DHEERE.

G/SARE MAHAMUUD YABAROOW HARUUR(COL DHABAREEY).

G/SARE AXMED MAXAMUD IBRAAHIN (axmed wadan) Ahna taliyihii gaadiidka isbitaal madiino.

G/SARE MaxaMED NUUR GAAB (kornel Cirdaye).

G/SARE CABUUDI QAASIM ( COL DALABEEY).

G/SARE BUNAAY MACALIN KU XUGEENKA DUGSIGA TABABARKA CXDS.

G/SARE MUXIDIIN DHEERE ABAAN DUULKA GUUTO 5AAD Q/12 APRIL.

G/LE QAASIM CALI NUUR (FURDUG YARE) ABAAN DUULKA URURKA 1AAD EE GUUTO 3AAD Q/12 APRIL.

G/LE CUSMAAN SIID MUXUMED SH (OSM TANETI).

DHAME C/FATAAX NUUR CALI YANYO(TALIYIHII ILAALADII MADAXWEYNAHII TFG).

GUD C/LAAHI MUUSE DHEERE GUDOOMIYIHII HORE GOBALKA BANAADIR.

DUG MAHAMED CUMAR NUUR( M YAROOW).

GUD SH CALI CADAAWE MAXAMUUD (SH CALI FANAX) (BALCAD).

GUD ING MAXAMED ABSHIR GAMBANE (BALCAD).

GUD IFTIIN BUKUREEY (BALCAD).

GUD MAXAMUD NUUR XUSEEN GUDBAAYE (BALCAD).

GUD CISMAAN MAXAMED MAXAMUUD(XAADOOLE) BALCAD.

GUD MAXAMUD MAXAMED MAXAMUD (SANEY TAAKEY) BALCAD.

GUD XAAJI BAADI (B/DHEERE).

GUD SHOOBAAYE XASAN WADAN (SHIBIS).

GUD ABUUKAR BANDAAS (SHIBIS).

GUD Maxmed cabdi cali(FILFIL) (SHIBIS).

GUD KULMIYE YABAROOW HARUUR(SHIBIS).

DAA'UUD IFTIIN BUKUREY (SHIBIS).

GUD C/Fitaax cali nuur (yaanyo) Degmada (KARAAN).

GUD/K/X ABshir maxmuud maxmed (ABSHIR KARAAN) DEG (HILWAA).

GUD/K/X/Xasan xaaji abuukar (HASAN GABOW)DEG (C.CASIIS).

GUD/K/X/ AXMED NUUR AXMED(ADEROW)DEG(DAYNIILE).

DR NUUR MAXAMUUD IBRAAHIN (NUUR BAKISTAAN ).

DR MAXAMUUD SHIRE.


DR FADUMA MAXAMED XASAN.

C/LAAHI XASAN ABUUKAR (C/LAAHI DHEERE ) AFAYEENKII BEELAHA HAWIYE EE DHANKA SIYAASADA.

YUUSUF XASAN MAXAMED SAALAX ( YUUSUF YARE).

LIIBAAN MAXAMUUD YUUSUF TIIROOW.

YAASIIN MAAXI MACALIN.

XASAN MACALIN MAXAMUUD.

axmed maxamed mudey (axmed cadde) ka tirsan wasaarada warfaafinta ahna artist caan ah.

XASAN DIRATOOR.

ABDIWAHAAB AXMED WADAN.

C/LAAHI AXMED GACAL MAXAMED CUMAR WAAYEEL MAHAD FAARAX MUXIDIIN.

WIRIYE FAARAX CUMAR NUUR.

WARIYE MAXAMED AMIIN YABAROOW.

WIRIYE AWEEYS FOODEEY NUUR.

WIRIYE C/LAAHI HILOOWLE MAXAMED ( SAHAL YARE).

WIRIYE MOHAMED DAAUUD CUMAR (YUUMBI).

NABADOON QAASIN CALI CADOOW.

NABADOON MAXAADEEY XASAN HADAAFOOW.

NABADOON MAXAMUD CALASOW COSOBLE (goomeey calasow).

NABADOON CADE ABSHIR GUDE.

NABADOON CADAAY MAXAMUUD CUMAR.

NABADOON FOODEEY XASAN CARIIF.

NABADOON CABDULE IIKE.

NABADOON AXMED LEEYTE AHNE GANACSADE.

NABADOON ABUUKAR CALI JIMCAALE.

NABADOON XAAJI MAXAMED CALI FAARAX ( Baadow ).

NABADOON XAAJI MAXAMED MUEDEEY AXMED (Cagaweyne).

NABADOON AXMED XASAN CABDULLE (Axmed Daani).

DOTT IBRAAHIM AXMED JIIS ( IBRAAHIN SHUKUB ). MAAREEYE MAXAMUUD MAXAMED MAXAMUD ( M GARE).

AXMED FOODEEY XASAN CARIIF.

MAXAMED CALI WARANLE.

SHIIKH CALI CADAAWE MAXAMUD (FANAX).

AWEEYS HIRAABE AADAN.

GACAL GOOYE.

ENG CALI GEESEEY FAARAX.

CADAAWE M ALI (MAMBAASA ).

C/CAZIIZ CIISE KIRISH.

SHIIKH AXMED MATAAN.

SHIIKH ABUUKAR MACALIN CALI.

SHIIKH CALI CABDULE CUMAR.

CABDISALAN XASAN GACAL.

SH MAXAMED NUUR BUKHAARI.

SHIIKH XASAN ABUUKAR.

SHIIKH CUMAR NUUR CUMAR (SHIIKH CUMAR XABEEB).

CEEYNI ABUUKAR GACAL.

DAHABO MAXAMED MAXAMUUD HILOOWLE.

XAAWO CIISE KIRISH TIFOOW.

  • Macalin xisaab cabdullahi sayid cumar

IYO QAAR KALOO BADAN OO SOO WADNO