User:Ismail4all/Howlaha iyo Shaqada halkan/1
Sida aad ka dheregsan tahay, Soomaali Wikipedia waxaa ka socdo howlo badan oo iskugu jira wax qoris, qoraal habayn iyo hagaajin, ilaalada bogaga muhiimka ah, hagaajinta khaladka iyo kobcinta bulshada Soomaali Wikipedia. Sanadihii ugu horeeysay waxaan ku qaatey samaynta bogag cusub, balaadhinta bogaga gumudka ah iyo hagaajinta maqaalada. Si kastaba ha ahaatee, horaantii 2015 ayaan codsadey maamulenimo ku meel gaadh ah si aan u difaaco bogag badan oon qoray iyo kuwo kale oo dayacnaa. Badhtamihii 2016ka waxaan noqdey maamuleha kaliya ee Soomaali ah ee ka howlgala Wikipedia Soomaaliga.
Guud ahaan bogaga iyo maqaalada aan ka qeyb qaatey (kuwo aan sameeyay, wax-ku-daray, balaadhiyay iyo qurxiyay) aad ayay u badan yihiin oo tiradooda aniga lafteydu ma hayo, laakiin waxaan ogahay:
- Halka aan kaga jiro isticmaalayaasha so.wikipedia.org
- Bogaga iyo maqaalada aan sameeyay (magacyadooda)
- Akhbaarta caalamiga ah ku xidhan ciwaankeyga
- Mashruucyada ka qeybqaatey
- Liiska maqaalada/bogaga wax ku darsadey
- Macluumaadka isticmaalaha oo faahfaahsan
- Mashruucyada wiki yada kale
- Warbixin SUL
- Shaxda howsha iyo shaqada wikigan