User:41.72.213.182/Bacaadka

Magaalada Rhamu Waxa ay ka tirsan tahy Ismaamul goboleedka Mandera ee Dhaca Danka wuqui ee Dalka Kenya, Magaaladani waxa ku nool Shacab Soomaaliyeed tira ahaanna lagu qiyaasa ku dhawaad 100 kun oo qoys, Waxa ayna khubarada Xudduudaha Dalka ku sheegeen in ay tahy Degmada ugu Dadka badan guud ahaan gobolka wuqui bari. 
  Waxa ay dadkeedu ku tiirsanyihiin wax soo saarka iyo dallaga beeraha iyo xoolaha Sida Geela iyo ariga, 
  Dhul ahaan waxaa ay ku fadhidaa baaxad aad u weyn ahna ku dawaad baaxada sedex degmo baaxaddod oo la isku geeyey.
  Degmadani waxaa ku Mathala baarlamaanka dalka mudane sareeya guute hore- Bashir Sheikh Cabdullahi oo ah xubin ka mid ah guddiga ammanka ee baarlamaanka Dalka. Waxaana degmadaan ka soo jeedo dhowr wasiiro hore, xildhibaano, Safiiro, Gaddoomiyaal iyo qeybo kale oo magac dheer ku leh dalka kana kamid yihiin Billow keerow, Abdikadir lawyer.
 In ka badan 85 sannadood ayaa la deegan yahy Degmada Rhamu Raaxa, waxaana hoos yimaado magaalooyin waaweyn ayna ka mid tahy Magaalada Olla.