Uee
Tan maqaal, magaca qoyska waa Kim.
Kim Yu-jin (dhashay Abrill 9, 1988),[1] si fiican loogu yaqaan magaceeda masraxa Uee, waa heesaa iyo atariisho reer Koonfur Kuuriya ah. Waxay caan ku tahay inay xubin hore ka ahayd kooxda gabdhaha After School 2009 ilaa 2017, waxayna ka hawlgashay drama telefishan oo kala duwan oo ay ka mid yihiin Queen Seondeok (2009), Ojakgyo Family (2011), Jeon Woo-chi (2012), Golden Rainbow (2013), High Society (2015), Marriage Contract (2016) iyo My Only One (2018).
Uee | |||||||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
Ku dhashay | Kim Yu-jin Abriil 9, 1988 Daejeon, Koonfur Kuuriya | ||||||||||||
Sanadaha Shaqada | 2003–hada | ||||||||||||
Wakiil | Lucky Company | ||||||||||||
| |||||||||||||
Korean name | |||||||||||||
Hangul | |||||||||||||
Hanja | |||||||||||||
Revised Romanization | Gim Yu-jin | ||||||||||||
McCune–Reischauer | Kim Yuchin | ||||||||||||
Stage name | |||||||||||||
Hangul | |||||||||||||
Revised Romanization | Yui | ||||||||||||
McCune–Reischauer | Yui |