Template:Shaqsiyad diineed/doc
Tusmadaan waxaa loo adeegsadaa shaqsiayad diineed
Tusmada oo bannaan wax ka badal
{{Shaqsiyad diineed | magaca = | image = | size_image = | alt = | comment = | naynaas = | taariikhda_dhalashada = | goobta_dhalashada = | taariikhda_dhimashada = | goobta_dhimashada = | ka_sharfan = | taariikhda_barakayn = | goobta_barakaynta = | barkaysane = | taariikhda_lasoo_saaray = | goobta_lagasoo_saaray = | meesha_ugu_weyn = | taariikh_la_xuso = | astaamo = | shafeeco = | abtiris = | shaabad = | taariikh_xaram = | xaram = }}
xulashooyinka wax ka badal
xulashada qasabka ah
- magaca
- magaca ciwaanka.
xulashada dooqaada
- image
- ikoon, taallo iyo wixii la mid ah... adeegso magaca sawirka oo kaliya adigoo ka reebaya "file:".
- size_image
- muuqaalka sawirka. adeegso halbeeg wanaagsan tusaale: 150px si uu sawirku kuugu soobxo qaab ah 150 pixel. haddii aad ka tagto qaanadaan iyadoo bannaan sawirku wuxuu ku soo bixi doonaa qaabka ah 290px.
- alt
- faalada sawirka ee gaarka ah aqristayaasha ee dhib ku qaba aragga. eeg wikipedia: Alt. waa in wax laga xusaa haddii uu yahay file oo lagu gooni yeelay.
- comment
- faallo ku saabsan sawirka, haddii aad doonto ama ay tahay lagama maarmaan.
- naynaas
- naynaasyada ama.
- taariikhda_dhalashadaة
- taariikhda dhalasha ama mid ku dhow.
- goobta_dhalashada
- goobta dhalashada qofka (dalka, magaalada, tuulada, deegaanka...iwm)
- taariikhda_dhimashada
- taariikhada uu dhintay, ama ku dhow.
- goobta_dhimashada
- goobta uu ku dhintay (dalka, magaalada, tuulada, kailinka...iwm)
- taariikh_la_xuso
- maalinta la xuso
- ka_sharfan
- kooxaha ama diimaha sharafta qofkaan.
- taariikhda_barakayn
- taariikhda bakaynta.
- goobta_barakaynta
- goobta lagu barakeyey.
- barkaysane
- Awooda barakaysay. kaatooliga boobka barakeeyey.
- taariikhda_lasoo_saaray
- taariikhda la soo saaray si uu nabi u noqdo, haddii ay waafaqsantahay islaamka, ama taariikha cayiman.
- goobta_lagasoo_saaray
- goobta laga soo saaray, ama waxyiga uu kula soo degay, hadii ay tahay meel cayiman.
- meesha_ugu_weyn
- halka lagu aasay.
- astaan
- waxa ku tusaya ama daliil ah...iwm.
- ahafeeco
- Dad, meelo, cudurro...
- abtiris
- Abtiriska qofka diimeed.
- Shaabad
- shaabadda qofkaan diimeed uu leeyahay ama saxiixiisa.
- taariikh_xaram
- haddii ay wadaada kaatoliga ay ka joojiyeen taariikhda sheeg
- Muxram
- Waa nin diineed ama goob ay ka soo baxdo fatwada lagu diiday in la raaco.