Adeegsiga wax ka badal

Cabirka iskiiska ee sawirka waa 1500 haddii uu sawirku ka weyn yahay tusmada ayaa samaynaysa in ay ka dhigto si ku haboon cabirka bogga howl usahasha aragtida sawirka jiha kasta.

 {{Sawir banarama
  |image=  
  |cropped=  
  |comment=
  |picked-image= 
  |transparency=
 }}
image
sawirka linkiga.
cropped
qarin ama muujin qaybo ka mid ah sawirka gudaha goob la cayimay. laakiin sabab? Maxaa yeelay qaar sawir banarama waxa uu leeyahay joog ku dhawaan kara soo bandhigista sawirk hadda waa laga gaashaantay jooggaas waxaa dhici karta jarid.
comment
qeexista sawirka iyo waxa uu yahay.
picked-image
qofkii sawiray ama milkiyadda.
transparency
ka soo qaadid sawirka daahfurnaan la'an iyo qiimaheeda 1. saami ahaan in ka yar tdaahfurnaanta 0.1 ugu sarayn 0.9, oo ah toban qoqolkii shaqaashan.

Tusaale wax ka badal

img_frameless

Tusaale labaad wax ka badal

Daahfurnaan lagu qayaasay 0.5

img_frameless