Template:Editnotice userpage

Documentation icon Xog-waranka tusmada[Itusi] [bedel] [taariikhda] [dacarfal]

Adeegso wax ka badal

Galinta iyo bedelka bogga isticmaalaha sidaan oo kale{{Editnotice userpage}}.

Tusaale:

Hab gelinta wax ka badal

Inaad gelisaa, waxaad ubaahantahay inaad tagto bogga isticmaalaha. ee guji batoonka ah bedel boggaan' ee ku yaal halka sare. Markaad bedesho waxa ay ka soo baxaysaa halka sare, waxaa ladoonayaa in ay soo baxdo qoraal yer ee ku jira afargeeska bedelka 'Page notice'. halkaas guji, kadibna samee waxa loogu yeero bogga User:Magacaada/Editnotice. kushub {{Editnotice userpage}} kadibna kaydi. kadib, markaas qof waliba ee bedel sameeyaa magacaada waxaa usoo baxaysa, waxaa lagama maarmaan ah in uu jiro afargees qoraalka lagu kaydiyey.


Sidoo kale eeg wax ka badal

-