Si loo arko taariikhda dhimasha wax ka badal

{{Dhintey/doc|sanadkii uu geeriyoodey|bishii uu dhintey|maalintii uu geeriyoodey|macluumaad dheeraad ah}} Meesha bisha, maalinta iyo sanadka u adeegso template kaan si aad ugu muujiso cadeeymo dheeraad ah.

Tusaale wax ka badal

{{dhintey|1993|2|4|df=yes}} waxaa soo baxeysa qaabkaan "4 Febraayo 1993(1993-02-04)"
{{dhintey|1993|2|4|mf=yes}} waxaa soo baxeysa qaabkaan "4 Febraayo 1993(1993-02-04)"

Faallo: template ma shaqaynayo hadii aad meel faaruq ah iska dhigto.

Habkaan maalinta ayaa soo horeeysa (df) Habkaanna Bilaha (mf) Kala dooro wax ka badal

df (Maalinta ayaa soo horeeysa) iyo mf (bisha oo la soo hor mariyey) hadii aad doonto sidaan usoo gaabso "y" ama "yes" Tusaale. df=yes ama mf=y.


Tusaale:

{{dhintey | 1993 | 2 | 24 | df=yes }} Muuqaal ahaan "24 February 1993".
{{dhintey | 1993 | 2 | 24 | mf=yes }} Muuqaal ahaan "February 24, 1993".