Template:Dhacdada Maalinta 12 Jannaayo
- 1528 – Boqor Gustav I ee Iswidhan ayaa la caleemo saaray.
- 1915 – Golaha Wakiilada Maraykanka ayaa laalay ansixinta in dumarku codayn karaan.
- 2010 – waxaa dhacay dhulgariirkii Haiti kaasi oo ku dhinteen in ka badan 100,000 qof.