Template:Cod

(Waxaa laga soo toosiyay Template:Audio)

ku saabsan galkaan [[:Media:|]]


Ujeedka wax ka badal

Tusmadaan waxaa loo adeegsadaa si loogu daro gal cod ah maqaalada si loogu kaabo ku dhawaaqista weedh ku jirta maqaalka iyo wixii la mid ah.

Adeegsiga wax ka badal

{{Cod|magaca galka cod dheererkiisu yahay|qoraal la doonayo in lagu daro kaasoo ruu riixi doona si uu u shaqeeyo galka codka ah}}

Tusaale:

'''Alabama''' ({{Cod|en-us-Alabama.ogg|/ˌæləˈbæmə/}}) is a state located in...

Natiijada waa sidaan soo socota:

Alabama (ku saabsan galkaan /ˌæləˈbæmə/) is a state located in...

waxaa xusid mudan marka la daabaco linkiga wuu qarsamayaa "/Macluumaad?" Natiijadana waxay noqonaysaa sidaan:

Alabama (About this sound /ˌæləˈbæmə/) is a state located in...

sidoo kale adeegsiga dooriyaga |help=no Wuu shaqayn waayay linkiga "/Macluumaad?", Xaaladaas sidaas ah waxaa laasim ah ku darista tusmada {{inline audio}} ee halka bogga ugu sarraysa.