Tedros Adhanom Ghebreyesus

(Waxaa laga soo toosiyay Tedros Adhanom)
Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus - 2017 (36433272494) (cropped).jpg

Tedros Adhanom Ghebreyesus ( Af Ge'ez :ቴዎድሮስ አድሓኖም ገብረኢየሱስ; dhashay 3 maarso 1965)[1][1] waa nin Itoobiyaan ah oo siyaasi iyo aqoonyahan oo Agaasime Guud ka ahaa Ururka Caafimaadka Aduunka ilaa sanadkii 2017. Wuxuu horey uuga soo shaqeeyay Dowlada itoobiya isaga oo ah Wasiirka Caafimaadka 2005 ilaa 2012[2] iyo sidoo kale Wasiirka Arimaha Dibada intii u dhaxeysay 2012 ilaa 2016.

Tedros wuxuu ku biiray Wasaaradda Caafimaadka 1986, ka dib markii uu ka qalin jabiyay Jaamacadda Asmara[3] . waxaa loo aqoonsaday Cilmi baare caalami ah ee cudurka malaariyada, intii uu ahaa Wasiirka Caafimaadka , Tedros waxaa lagu amaaney dhowr istiraatiiji ah oo cusub iyo isbadallo caafimaad oo guud ahaan si weyn u wanaajiyey helitaanka adeegyada caafimaadka iyo natiijooyinka muhiimka ah[4]. waxaa ka mid ahaa shaqaaleynta iyo tababar ku dhawaad ​​40,000 oo ka mid ah howlwadeenada caafimaadka haweenka, goynta dhimashada dhallaanka halkii 1,000 ee dhasshto oo 123 dhimanaayeen 2006dii ilaa 88 sanadkii 2011, iyo kordhinta shaqaaleysiinta kaadhadhka caafimaadka oo ay ku jiraan dhakhaatiirta caafimaadka iyo umulisooyinka[5]. Bishii Juulaay 2009, waxaa labo sano loo doortay Gudoomiyaha Gudiga Sanduuqa Caalamiga ee lagula dagaallamo eedhiska, qaaxada iyo malaariyada[6].


Taariikh nololeedkiisaEdit

tixraacEdit

  1. 1.0 1.1 {{cite web |url=http://www.who.int/dg/election/cv-tedros-en.pdf |title=Curriculum Vitae: Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus |publisher=World Health Organization |accessdate=10 October 2018
  2. {{Cite web |url=https://www.statnews.com/2017/05/23/who-director-general-tedros/ |title=Tedros Adhanom Ghebreyesus elected new head of WHO |date=2017-05-23 |
  3. {{cite web |title=Biography of the Minister |url=http://www.mfa.gov.et/theMinstrMore.php?pg=2 |work=Ministry of Foreign Affairs |publisher=Ethiopian Ministry of Foreign Affairs |accessdate=18 June 2013 |
  4. {{cite web |last=The Forum at Harvard School of Public Health |title=Participants: Tedros Adhanom Ghebreyesus |url=http://theforum.sph.harvard.edu/expert-participants/tedros-adhanom-ghebreyesus |publisher=Harvard University |accessdate=18 June 2013 |
  5. "Interview with Dr. Tedros Adhanom Ghebreyesus, Ethiopia's Minister of Health". USAID Ethiopia. USAID. 
  6. {{cite journal |last=Morris |first=Kellu |title=Tedros Adhanom Ghebreyesus—a Global Fund for the health MDGs |journal=The Lancet |date=24 April 2010 |volume=375 |issue=9724 |page=1429 |url=http://www.thelancet.com/journals/lancet/article/PIIS0140-6736(10)60609-5/fulltext |doi=10.1016/s0140-6736(10)60609-5 |pmid=20417848 |access-date=18 June 2013 |