Tansu Çiller (wuxuu dhashay 24 May 1946) waa aqoonyahan, dhaqaaleyahan, iyo siyaasi Turki ah oo soo qabtay Raiiselwasaarihii 22aad ee Turkiga 1993 ilaa 1996.