Luqada Tamil-ka

(Waxaa laga soo toosiyay Tamil)

Luqada Tamilka (Af-Tamil: தமிழ், tamiḻ [t̪ɐmɨɻ]) waa mid ka mid ah Luqadaha Dravidian waxaan ku hadla Dadka Tamilka ee ku nool Qaaradyareyda Hindiya. Waxaana si rasmi ah looga hadlaa Gobolka Tamil Nadu ee Hindiya iyo sidoo kale wadamada Sri lanka iyo Singapore. Waana mid ka mid ah labaatan iyo labada luqadood ee ka diiwaan gashan Hindiya. Waxaana sidoo kale looga hadlaa in yar oo ka mid ah wadamada Malaysiya, Mauritius iyo Reunion iyadoo sidoo kale dadka qaxootiga ah ee ku nool caalamka kuwaas ee jeeda dhulalka looga ha hadlo Luqadaan.

Tamil

Tirada iyo meelha lagaga hadlo wax ka badal

Waxa lagu qiyaasaa shacabka tamilka ilaa 74 milyuun oo qof waxaany kala daganyihiin dawladahan soo socda.