Jilible wax ka badal

Jilible waa qabiil ka mid ah qabiilada somalia kaas oo dega konfurta galbeed somalia gaar ahaan qeyb ka mid ah gobol ka bakool qeybtiisa bari degmada lagu magacaabo Tiyeeglow (aw muuse) Tiyeeglow ayaa waxaa dega qabiilo kala duwan sida hadaan soo qaadabo 3 da ugu waa weyn ee dega degmada in kasto oo ay jiraan qab ilo aan ku badneyn degmada kuwaas oo la nool dadka reer tieglow kuwaas oo iskala milmey oo ku tirsan reer tieglow

Hadaynu soo qadano 3 qabiil ee ugu waa weyn    in kastoo degmada  ♧Tieglowjilible lagu magacabo degmada 

♧ 1) jilible 3) geeladle 3) baroosiile


Ssdj12 (talk) 23:53, 11 Agoosto 2017 (UTC)Reply

TIYEGLOW WAA QABIILKA ISKA LEH TIYEGLOW AAW MUUSE TIYEGLOW JILIBLE NA WA LA YIRAAHDA Ssdj12 (talk) 13:50, 18 Sebteembar 2017 (UTC)Reply

Tiyeeglow bakool somalia wax ka badal

Dhamaan Asxaabta maxaad ka aaminsan tihiin degmada tiyeglow!? 1. Wax soo saarka degmada maxaad ka taqaana? 2.dhaqaalaha degmada tiyeglow muxu ku tiirsan yahay? 3. Yaa aas aasay degmada tiyeglow sheeg gurigi ugu horeeyey laga dhiso yaa iska lahaa halkese u kaga yaalay Fadlan kuso dhowaada tiyeglow topic waa meshi aan ku dhashay waxaan raba inay i noqoto meel aduunka oo dhan laga yaqaano kuso dhowaada dhamaan Ilkoole geeladle baroosile reer shiime iyo qoomaal iyo dhamaan qabaailada dega tiyeeglow!? Ssdj12 (talk) 13:53, 18 Sebteembar 2017 (UTC)Reply

Gudoomiyaha degmada tiyeeglow wax ka badal

Gudoomiyaha degmada tiyeeglow Waxaa la yiraahda FOOD CADDE Ssdj12 (talk) 10:10, 19 Sebteembar 2017 (UTC)Reply

Return to "Tiyeegloow" page.