Talk:Sooyaalka Somaliland
SOMALI LAND WAA SIDEE 3 SANNO U DANBEYSEY
wax ka badalSomaliland oo hore intini boga akhrisatay la socoteyes waxay soo gashay halgan dheer balsemail hada waa side laga soo bilaabo bishi 11 sanadki 2017 kii
11 2017 kii oo muuse biixi talada la wareegey waxa la hig sanaya in wakhti dhoow la hello aqoonsi buuxa oo laga hello beesha caalamka
Taaso ay weli astaamo aqoonsi muuqdaan. Khadar Faarax Bootaan (talk) 11:41, 20 Juun 2019 (UTC)
Maqaal Khalad ah
wax ka badalAsxaabta waan idin salaamayaa, Wikipedia ma ahan meel lagu soo bandhigo fikrad shakhsi ama magac iyo telleefan shakhsiyaad. Qoraalku waa inuu ku koobnaado macluumaadka ku saabsan Taariikhda Somaliland iyadoon cidna lagu xadgudbeeyn ama la buunbuunineyn. Hadii aad Af Ingiriiska taqaano fadlan inooga soo turjum macluumaadka English Wikipedia History_of_Somaliland
Qoraalka aad qorayso ha noqdo mid ay ka faaiidaan dadka ku hadla Af Soomaaliga.
Nabadeey,
User:Ismail4all 2600:387:15:731:0:0:0:4 18:57, 7 Agoosto 2024 (UTC)