Talk:Soomaaliland

Latest comment: 3 sannadood kahor by Ismail4all in topic Habayn ubaahan

wey qurux badantahay in la ilaaliyo nidamka kaladanbeynta maamul iyo shacab laakiin waxa haboon inaad marka hore ogaato waxa aad tahay kadibna aad astaan kadhigato jiritaankaada waajibka ku saaran maha somali land oo kaliya

                  caqliga waa inuu shaaqeeyaa mahadsanid

aqoonsiga s/land wax ka badal

somaliland aqoonsigeedu waxa uu ku xidhan yahay labo dhinac siyaasadeed oo ka turjumaysa sidan hoos ku xusan

1- siyaasada arimaha dibada oo ah mudnaanta koobaad:

(a)siyaasada arimaha dibada waa mid u baahan in ay ka shaqayso sidoo loo heli lahaa aqoonsiga somaliland balse qabka ay ku socoto 
   hada waxa muuqata in uu ku yimid laangadhayn ama dheeli tir la;aan ka soo jeeda siyaasada arimaha dibada ee somaliland ka dib markii 
   loo doortay Marwo: Foosiya Haaji Yusuf aadan raiisul wasare ku xigeen ahna wasiirka arimaha dibada ee dawlada faderaalka somaliya 
   taaasi oo saamayn wayn ku yeelatay siyaasada arimaha dibada ee somaliland gaar ahaan dhabada aqoon raadiska
(b)raadista aqoonsiga somaliland oo mudoonyinkii ugu danbeeyey noqday mid gaabis ku yimaado waxaa taasina eedeeda loo madaxa looga tuurayaa 
   mudanayaasha ku shaqo leh ama u xil-saaran si ay qayb libaax le uga ciyaaraan raadinta ictraafka.
   waxa sidoo kale cabaqad wayne kaga timid dhanka ictraaf raadinta somaliland dhawaan markii dawalada England gaar ahaan wasarada arimaha 
   dibada ku dhawaaqday in dhaman shaqaalaheeda ka jooga duleedka somaliland ee ka shaqeeeya hay'ada sida kuwa gar-gaarka, sirdoonka iyo 
   xaga arimaha bulshadaba in ay sida ugu dhaqsiyaha badan kaga soo baxaan midaasina waxay ku tusaysaa in ictraafka somaliland ku jiro 
   marxalad adega oo mudgi gudaysa.


F.G.

  Aqoonsiga somaliland wakhtiga waxa aad iyo aad bur-bur xoog leh uga soo gaadhay dhinacyo badan gaar ahaan siyaasada dibada ee somaliya   
  iyo qaab maamulka gudaba gaar ahaan dawlada uu hogaanka u hayo Mudane Siilaanyo

wadan ma ahan wax ka badal

Somaliland wadan ma ahan, waa maamul goboleed. waxeyna wadan noqonayaan markii ee somalia nabad noqoto oo shacabka afti laga qaado!. waa sax baqti waaye waligiisa wadan ma nogqohaayo

                                                             ( Jawaab)

Somaliland waa la yaqaanaa inay wadan ahayd ka hor intaanay qaadan Somalia xorriyadda. Isku taariikhna maaha, intaanay Somaliland iyo Somalia isku darsamin Somaliland ayaa xorriyadda hor heshay, 34 wadana way aqoonsadeen, laakiin dulmigii markii lagu sameeyey ayey goosteen, maxaaana u diiday? Wadan la aqoonsaday ayey markii hore ahayd. Markaa yaan la isku barbar dhigin Somaliland iyo Somalia waayo Somaliland waa sida Jabuuti.

run ahaanti Somaliland waa dowlad quwad leh iskuna dhawaaqday inee tahay dowlad madax banaan

Article Dvoid of Current Updates wax ka badal

There has been a new president for 6-months and this isn't reflected. There are multiple typos, spelling and grammar mistakes in this article also.

Recent election details are missing. Language used reflects Somaliland as a state of Somalia, and not as an infernatjonally recognised autonomous region, etc. SmalilandWiki (talk) 01:45, 17 Juun 2018 (UTC)Reply

Too big pictures wax ka badal

The pictures are too big. Kapeter77 (talk) 16:08, 29 Nofeembar 2019 (UTC)Reply

Habayn ubaahan wax ka badal

Asc asxaabta, maqaalkan Somaliland aad ayuu udheer yahay, waxaana ka buuxa qoraalo badan oo macno daro ah. Waxaan rabaa inaan isku shaandheeyo oo wax badan meesha ka saaro. Yaa iga caawin kara howshaash? Waxaan rabaa inaan sidan usoo koobo:

  1. Taariikh
  2. Juquraafi
  3. Dowlada iyo Siyaasada
  4. Gobolada
  5. Dhaqaalaha
  6. Bulshada
  7. Sidoo kale
  8. Tixraac

Fikirkaaga kusoo darso. Mahadsanid, Ismail4all (wadahadal) 21:24, 8 Juun 2020 (UTC)Reply

Return to "Soomaaliland" page.