Talk:Qaamuus finnish soomaali finnish
Maaha inaad tirtid fariinta gudaha ku jirta sxb
Maqalaakaan waxaa loo baahnaa in loo kala Qaybiyo hadba qodobada ku jira, si ay ufududaato aqrintiis iyo fahankiisa. Fadlan isku day inaad kala dhigdhigto. |
Dadku waxay rabaan wax la fahmi karo fadlan qoraalkaan isku dhex jirjira kala saar.
Adigoo adeegsanaya qaabkaan hoose , hadda ka horna waan kuu sheegay mahadsanid.
--Abshirdheere (talk) 22:31, 9 Maarso 2013 (UTC)
Qaamuus | finnish | soomaali | naxwe |
---|---|---|---|
1 | aamunkoite | qorraxsoobax | magac |
2 | aivastus | hindhiso | magac |
3 | sunnuntai | Axad | magac |
Intaan Nuqul ahaan u qaado
{| {{jadwal}} |-bgcolor=wheat !Qaamuus||finnish|| soomaali||naxwe |- |1||aamunkoite||qorraxsoobax||magac |- |2||aivastus||hindhiso||magac |- |3||sunnuntai||Axad||magac |}
Qoraalkaan hadii aad adeegsato waa kuu suura galayaa ee isku day, ma u baahna wax sidaas ah Mahadsanid.
Start a discussion about Qaamuus finnish soomaali finnish
Talk pages are where people discuss how to make content on Wikipedia the best that it can be. You can use this page to start a discussion with others about how to improve Qaamuus finnish soomaali finnish.