Lughaya waa magaalo xeebeed oo kutaala gobolka salal waxaa daga ciise waana xarunta badaraxaan waxaa hoosyimaada dagmoyin badan sida sabawanaag ,hadayte,cabdi geedi,ceelsheekh,ceel lahelay,bulaxaar,iyo boqolaal tulo .waxay qani kutahay lughaya khayraadka bada waa magalo wayn inkasta oo dagaaladi dawladi kacaanka lalagalay ay ka barakiciyeen dad kabadan 70kun o jabuu ti xerada holhol iyo cali cade ku jira walina an loosamayn dib udajin

Return to "Lughaya" page.