Talk:Jamaame
dadka doonaayo inay jamaame ama nawaaxigeeda degaan oo ay naftooda ku waayeen. maa ay ka waantoobaan anigu waxaa ku dhashey degmadaasi oo jamaame.waxaan u sheegayaa dadkaasi .dhul waxaa u haraayo qofkii u dhashey.kismaayana waa gobolkeygu dadka u dhasheyna waa la yaqaanaa.koleey dhib waa laga baxaa ee reer jamaame ayaan ka xumahay oon weli ilaa iyo hada sameysanin. kamuunit ama gudi oo hogaamiyo ayagu haa noqodaan kuwa yamanta iyo tunida ama sheeqaashuba iyo biimaalku oo degmada u dhashey waxayna kukala nooyahiin dunida daafaheeda.waxaan aad iyo aad uga xumahay.isbitaalkii jubba iyo iskuulkiiaan ka soo baxey oo dudumey. reer jamaamana ay dunidu iska dhax joogaan.haa ogaadaan beri qayaamuhu in
ley weydinaayo. waxaad qabateen ama aad dadkiina u tarteen.oo ah reer jamaame koox waliba haa noqdaan.waxaan hadalkeygu ku soo gabagabeynayaa.in gudi sameystaanilaah idinkiisa oo dadku reer jamaame dhibaateysan wax loogu qabanlahaa.inshaa alaah.waxaan ka dhashey.reer maleekoow oo jamaame degan.waxaana ku magac. waa. axmed saalax caqiil.waxaana awoowgeyga ah ,sheekh barre xasan maleekoow.waxaana ku magac dheerahay .xaaji dheere.ee kheer alaha na waafjiyo inshaa alaah.wixii war baxin ah iigu soo jawaaba isla jamaame.iimeel.com.wwan akhristaa maalin waliba.macsalaamaBold text
Start a discussion about Jamaame
Talk pages are where people discuss how to make content on Wikipedia the best that it can be. You can use this page to start a discussion with others about how to improve Jamaame.