Talk:Guul harti(geesi-guule)

Latest comment: 1 sannad kahor by 41.223.109.215 in topic Guul harti(geesi-guule)

Guul harti(geesi-guule)

wax ka badal

Beesha guul harti(geesiguule) waa beeel aad u facweyn waxayna kamid tahay 7da ilma harti:maxamed harti(majeerteen), siciid harti(dhulbahante), maxamuud harti(warsangali), guul harti(geesi-guule),Axmed harti(dishiishe), cabdiraxmaan harti(kaskiqabe), iyo liibaan harti(liiban gashe) Beeshu waxay dagta gobolka bari iyo gobolka gardafuu magaalooyinka ay dagto waxa kamid ah: bosaaso, geesaley, xaabo caluule, baargaal, murcanyo iyo magaalooyin aad ubadan waxayna katalin jirtay gobolka gardafuu ilaa iyo 1800-1990. beeshu waxay gobalka gardafuu ku leedahay hanti maguurto ah waxana u badan geedka timirta, maydiga, beeyada iyo wax yaabo aad u badan 41.223.109.215 12:25, 29 Abriil 2023 (UTC)Reply

Return to "Guul harti(geesi-guule)" page.