Talk:Gabayada abwaanada hawiye
Waxaa nagu ceeb ah in dadkeena oo aan saas u badnayd in wax walba lagu kala qaado. Hadii murtidii dadka qabiil loogu kala qaaday, berito cayaaraha iwm ayaa sidaas noqon. Suugaanteena waa hodan, in la ururiyo unbaa muhiim ah oo la kaydiyo. Cid walba iyadaa marka tarjuman abwaanka afkaartiisa. Qabiilkiisa waa waxa ugu dambeeya ee la danaynayo.
Aniga boggaan waan qurxiyay oo hal xigasho ayaan ku soo daray hab ALIF ahna waan ku kala horaysiiyay magacyada 'abwaanad' meesha ku qoran. Qoraha ku andacoonayay inaan abwaanada Hawiye laga sheekayn ayaan tusaaleeyay in tusaale abwaan Taraawiil oo la ogyahay qaaraankii uu suugaanta iyo fanka masraxada ku soo bandhigay buul dhan laga qoray. Waa uu yahay abwaan keligiis buug leh. Waxaa labeeyo ayaan filayaa Abwaan Timacadee oo isna maansadiisii buug laga qoray. Waa inta aan ogahay. Barbardhigna waan u sameeyay nooca shaqada abwaanada caanka ah ee halkaan ku jira.
In bogaan ama ciwaanka laga badalo; ama lagu biiriyo bogga "Suugaanta Soomaalida" ayaan ku talin lahaa. Qof qabiil maahi, oo nacayb iyo taageero midna yaanan la iga dareemin. Wixii wanaagsan way wanaagsanyihiin.
Start a discussion about Gabayada abwaanada hawiye
Talk pages are where people discuss how to make content on Wikipedia the best that it can be. You can use this page to start a discussion with others about how to improve Gabayada abwaanada hawiye.