Talk:Diwaanka Curiye

Latest comment: 10 sannadood kahor by Abshirdheere

Sida saxda ah maqaalka ciwaankaan waa: Tusaha kalgalka = Periodic table

Arrimaha ku saabsan erey bixinta halkaan ayaa lagu codsan karaa Eray bixin

Abshirdheere 19:25, 12 Jannaayo 2014 (UTC)Reply

tusaha kalagalku maxay tahay? wax ka badal

Af Soomaaligu wuu micno badan yahay, Sida ugu saxsan waa Diiwaanka Curiye. Ereygani waa kan ugu haboon ee buugaagta Af Soomaali ku qoran.

Return to "Diwaanka Curiye" page.