halkan waa websiteka caalimiga ah waxan ka faaloon doonaa sifooyinka kala duwan ee somaliland gudaheeda todobaadyadan waxa socday diwaangelinta doorashooyinka komishinka teeda kale waxa lagu gudo jiraa bishii qaranka taas ooo ah sanad guuradii.25 ee 18 may oo loo dabaaldag ayo dhawaan teeda kale waxa labi laabi doonaa itixaamadii shahaadiga 'ahaa ee qaranka

Return to "Dhismaha websiteka" page.