Talk:Daahir Rayaale Kaahin

daahir riyaale waxa uu dhashay 1951dii waxa uua kudhashay magaalada boorame ee caasimada gobolka awdal ee dalka soomaaliya inta aan kagaranayo shaqooyinkuu soo qabtay waa sax inta meesha kuqoran magacaygu waa maxamed cawil jaajaalle

Return to "Daahir Rayaale Kaahin" page.