Talk:Cumar Dhuule

Latest comment: 2 bilood kahor by 197.231.201.159 in topic Somaliland maha Gobal ee wa dal

Somaliland maha Gobal ee wa dal wax ka badal

Maha siyasad inad ka dhigtaan wa inaad sida ugu dhakhsiyaha badanle aad edit ugu sameysan warbixintan oo aad erayo kale istic mashaan waxa lagu muran san yahay maha iney somaliland dal tahe wa iney somalia ma ka go’aysa weyan Somaliland 1960 markii ay xorowdey somalia tiiyo dal ah bey ku biirtey marka wa gaf weyan inaad istic mashan eryaga ah maamul gobaled 197.231.201.159 09:29, 3 Maaj 2024 (UTC)Reply

Return to "Cumar Dhuule" page.