Talk:Cilmi Boodhari

Latest comment: 11 sannadood kahor by 41.189.228.102

--41.189.228.102 05:21, 7 Oktoobar 2012 (UTC)waayaha 2010ka: somaalilaneey sawraceena guud iyo hadaan saafo waayaha rag siyaasi wada noqoy siilaanyo madax noqoy dumarkana sa'oodiyo guurkood suhuul noqoy masalbaa amaanadu ma suldaan la doortiyo sasab beena baa jira ninkii soohay maansad suaashaa jawaabteed iyo seef u kala doorReply

WAAYAHA 2010 IYO DAWLADA SIILANYO: wax ka badal

maansadani waxa ay igu soo dhacday maalin maalmaha ka mid ah oo aan joogay maqaaxi ku taal magaalada hargeisa oo la yidhaahdo cali mataan caffteteria. waxaanan ku bilaabay sida tan: soomaalilaaaneey sawraceena guud iyo hadaan saafo waayaha rag siyaasi wada noqoy siilaanyo madax noqoy dumarkana sa'oodiyo guurkood suhuul noqoy masalbaa amaanadu ma suldaan la doortiyo sasab beena baa jira ninkii soohay maansad suaashaa jawaabteed iyo seef u kala door.

Return to "Cilmi Boodhari" page.