Taariikhda Beesha Reer Xildiid Gaalaeri ee Reer Biciidyahan.

Taariikhda Reer xildiid Gaalaeri Beesha Reer Xildiid Gaalaeri ee Reer Biciidyahan (Mj).[1]

Beelwaynta Reer Xildiid waa mid ka mid ah Jufooyinka Laf dhabarta u ah Beesha Reer Biciidyahan ee Majeerteen, Beeshaa oo ku Xoogan ama Dagta Gobalada Doollo,Mudug iyo Jubbada Hoose oo ka kala tirsan Maamulada Puntland,Dds iyo Jubaland.

Beesha Reer Xildiid waxay caan ku tahay Geesinimada iyo Taariikhda Halgan ee Soomaalida qayb ka mid ah.

Reer Xildiid waa Beel si wayn uga muuqta Siyaasada Deegaanka Soomaalida ee Dds taas oo inta badanba Ku matasha Beesha Harti si gaar ah Beelwaynta Mj ama Reer Biciidyahan.

Suldaanka Guud ee Beesha waxaa lagu Magacaabaah Suldaan Cabdixakiin Suldaan Cabdulle Suldaan Maxamed (Baydaani) waa mid ka mid ah Isimadda ugu Caansan Gobalada Doollo iyo Mudug waana Hogaamiye ku caan hal Cod karnimada iyo Ka shaqaynta Nabada.

Saraakiisha Caanka ah ee beesha ka dhalatay waxaa ka mid ah General Aadan Galool,Baylood Maxamed Baydaani,General Xasan Dooy,General Cali Gari,General Abdullaahi warsame waraabe iwm oo dhammaantood ka Mid ahaa Hogaankii Ciidankii Jamhuuriyada Qaranka Soomaaliyeed ka hor burburkii dalka.

sidoo kale waxaa ka dhashay Beesha Nabadoon Caan Mar ka ahaa Dhulka Soomaalida si gaar ah Dhulka Doollo iyo Mudug hada loo yaqaan oo lagu Magacaabo Xasan Gaagaab waa Hogaamiye Mar hogaamiyay Dagaal ay Dadka Deegaanku la galeen Ciidamadii Gumaystaha Reer Yurub sidoo kale waa Hogaamiye Xabashi Mudo dheer u diidanaa in ay Dhulkaas si Nabad ah ku maraan Maadaama ay shacabka layn jireen Xasan Gaagaab dhanka kale waxuu ahaa Nabadoon Maal qabeen ah oo geel badan lahaa Xilligaas kaas oo ka mid ahaa Odayaashii Besha Mj ee Xilligaa Geel ugu badan lahaa.

  1. Taariikhda Beesha Reer Xildiid Gaalaeri ee Reer Biciidyahan (Mj). Beelwaynta Reer Xildiid waa mid ka mid ah Jufooyinka Laf dhabarta u ah Beesha Reer Biciidyahan ee Majeerteen, Beeshaa oo ku Xoogan ama Dagta Gobalada Doollo,Mudug iyo Jubbada Hoose oo ka kala tirsan Maamulada Puntland,Dds iyo Jubaland. Beesha Reer Xildiid waxay caan ku tahay Geesinimada iyo Taariikhda Halgan ee Soomaalida qayb ka mid ah. Reer Xildiid waa Beel si wayn uga muuqta Siyaasada Deegaanka Soomaalida ee Dds taas oo inta badanba Ku matasha Beesha Harti si gaar ah Beelwaynta Mj ama Reer Biciidyahan. Suldaanka Guud ee Beesha waxaa lagu Magacaabaah Suldaan Cabdixakiin Suldaan Cabdulle Suldaan Maxamed (Baydaani) waa mid ka mid ah Isimadda ugu Caansan Gobalada Doollo iyo Mudug waana Hogaamiye ku caan hal Cod karnimada iyo Ka shaqaynta Nabada. Saraakiisha Caanka ah ee beesha ka dhalatay waxaa ka mid ah General Aadan Galool,Baylood Maxamed Baydaani,General Xasan Dooy,General Cali Gari,General Abdullaahi warsame waraabe iwm oo dhammaantood ka Mid ahaa Hogaankii Ciidankii Jamhuuriyada Qaranka Soomaaliyeed ka hor burburkii dalka. sidoo kale waxaa ka dhashay Beesha Nabadoon Caan Mar ka ahaa Dhulka Soomaalida si gaar ah Dhulka Doollo iyo Mudug hada loo yaqaan oo lagu Magacaabo Xasan Gaagaab waa Hogaamiye Mar hogaamiyay Dagaal ay Dadka Deegaanku la galeen Ciidamadii Gumaystaha Reer Yurub sidoo kale waa Hogaamiye Xabashi Mudo dheer u diidanaa in ay Dhulkaas si Nabad ah ku maraan Maadaama ay shacabka layn jireen Xasan Gaagaab dhanka kale waxuu ahaa Nabadoon Maal qabeen ah oo geel badan lahaa Xilligaas kaas oo ka mid ahaa Odayaashii Besha Mj ee Xilligaa Geel ugu badan lahaa.