Suuroobka uurjiifka (ingiriis: fetal viability) waa falanqayn ka dhan ah suurtagalka iyo suuroobka uurjiifka inuu noolaan karo in in kale dibada ilmo-galeenka. Suuroobka nolashada uurjiifka wuxuu cuskada sifooyin kala duwan, sida culuska uurjiifka waqtiga dhalashada, hanaanka iyo muddada uur-lahaanshaha, helitaanka dawooyin iyo tayooyinkooda iyo iwm. Wadamada faqiirka ah ama maalgashi iyo dakhliga yarka leh, 90% ee uurjiifyada ee dhalasho horeyn xad-dhaafka leh waxay geeriyoobaan waqtiga dhalashada ka dib. Ifafaalaha iyo faahfaahinta ku beegan suuroobka uurjiifka wuxuu saamayn ku lahaan kara shuruudaha calaamiga ah ee ku beegan soo-xaadhista uurjiifka.[1]

uurjiif aadane ah, oo ku lifqsan maandheerta, iyagoo da' uur-lahaansho saddex bilood ah
Farshaxanka uurjiif iyo ilmo galeen ee sameeyay Leonardo da Vinci, sanadka 1511


  1. Kattwinkel J, Perlman JM, Aziz K, Colby C, Fairchild K, Gallagher J, et al. (November 2010). "Neonatal resuscitation: 2010 American Heart Association Guidelines for Cardiopulmonary Resuscitation and Emergency Cardiovascular Care". Pediatrics. 126 (5): e1400–e1413. doi:10.1542/peds.2010-2972E. PMID 20956432.